Hodan Hilmi

Hab Fikirka Tarmuuska

Categories

Self-Improvement, Education

Number of episodes

24

Published on

2025-02-13 22:58:00

Language

Somali

Hab Fikirka Tarmuuska

What’s This Podcast
About?

Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa: Sida loo abuuro caado qoraal πŸ““ Meesha iyo waxa aad qorayso πŸ“πŸ–‹οΈ Sida ugu habboon ee loo qoro πŸ“ Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan πŸ’‘, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha πŸš€πŸ†. Soo dhawaaw! πŸ‘‹πŸŽ§

Podcast Urls

Podcast Copyright

Copyright 2024 All rights reserved.

Start monitoring your podcast.

Sign up to track rankings and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.