بسم الله الرحمن الرحيم Tafsiirka Quraanka Podcast waa podcast loogu tala galay barashada Tafsiirka Quraanka. Waa sharaxaadii Shiikh Abuukar Xasan Maalin. Waxaa xuquudqa daabacaadda iska leh Sheekhmaalin.com. Waxaa soo bandhigay ahxmadnur [ Email: Abumagan@icloud.com ] Fadlan podcast-kan rating/review ama qiimeyn ku samee, walaalaha kalena gaarsii jiritaankiisa.
© 2025 www.sheekhmaalin.com
Sign up to track rankings and reviews from Spotify, Apple Podcasts and more.